Qaar ka mid ah agaasimeyaasha Wasaaradaha DF oo xil ka qaadis wajahaya

Qaar ka mid ah agaasimeyaasha Wasaaradaha xukuumada Somalia ayaa wajahaya xil ka qaadis ka dib markii loo jeediyey eedeymo kala duwan. Waxaa intooda badan lagu eedeynayaa iney ku kaceen musuq iyo dembiyo kale, halka qaar kalena loo heysto xil gudasho la’aan iyo amar diido Agaasimayaasha Xilalka laga qaadayo waxaa ka mid ah 1-  Agaasimaha Guud … Continue reading Qaar ka mid ah agaasimeyaasha Wasaaradaha DF oo xil ka qaadis wajahaya